Weerar Madaafiic ah oo mar kale lala beegsaday xarunta taliska AMISOM ee Xalane

Qaraxyo madaafiic ah ayaa maqribnimadii Caawa laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo hoobiyeyaal lagu weerarray xarunta Xalane oo ku taalla nawaaxiga garoonka dayuuradaha Aadan Cabdulle. Ugu yaraan afar Madfac ayaa laga maqlay degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley, kuwaasoo dhinaca Xalane iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ku dhacay. Weerarkan ayaa ka mid noqonaya weerarro is dabajoog ahaa oo Alshabaab … Continue reading Weerar Madaafiic ah oo mar kale lala beegsaday xarunta taliska AMISOM ee Xalane